Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiyeey Shirkii Golaha Wasiirada (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiyeey Shirkii Golaha Wasiirada (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka ee Mashruuca horumarinta degmooyinka ee JPLG, xaaladda deegaanka, hirgelinta madasha horumarinta Puntland (PDF) iyo saamaynta Abaartu ku yeelatay dad iyo duunyoba

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com