Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay  Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.
Safiirka ayaa ayaa Guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka diblumaasiyaddeed ee labada Dal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com