Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay  Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya

HomeWararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Safiirka ayaa ayaa Guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka diblumaasiyaddeed ee labada Dal

“Deni wuxuu wadaa wax ka xun 66-dii Xildhibaan: “Wasiir hore Maxamuud Xaaji Saalax
Madaxweyne Gaas oo Hambalyo Munaasabada Ciida ah u diray Shacabka Puntland (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.
Safiirka ayaa ayaa Guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka diblumaasiyaddeed ee labada Dal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: