Toos: Codbixinta wareega Koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bilaabatay (Daawo)

HomeWararka

Toos: Codbixinta wareega Koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bilaabatay (Daawo)

Codeynta doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka billaabatay Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho, ayada oo ay u tartamayaan in ka badan 30 m

Maamulka gobalka Hiraan oo amaro culus dul-dhigay Hay’adaha Samafalka
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Baarlamaanka oo maanta ansixiyay sharici muhiim ah

Codeynta doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka billaabatay Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho, ayada oo ay u tartamayaan in ka badan 30 musharax.

Waxaa musharaxiinta ka mid ah madaxweynaha xilka haya Maxamed Cabdullaahe Farmaajo iyo madaxweynayaal hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa furay doorashada, isaga oo sheegay inay joogaan 329 xildhibaan oo isugu jiray xubnaha Golaha Shacabka iyo kuwa Aqalka Sare.

Halkan kadaawo.

https://fb.watch/d0GiN4ujIR/

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: