Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka

HomeWararka

Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed. War Saxaafadeed kusoo baxa

Xildhibaan Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Meel mariyaay Heshiis
Turkiga oo masaafuriyey dagaalamayaal reer galbeed oo jihaad u yimid
Warkii oo Kooban iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.

War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.

“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.

Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: