Guddiga doorashada oo soo bandhigay goobta ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha

HomeWararka

Guddiga doorashada oo soo bandhigay goobta ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha

Guddiga isku dhafka Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha ayaa diyaariyay Hoolka teendhada Afisyooni oo ay ka dhacayso 15 may doorashada madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyada federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulan ay uga hadlayaan xaaladda doorashada iyo diyaar garowgii ugu dambeeyay.

ISHORTAAGII TPEC EE DANGOROYO: Wixii shalay ka dhacay Dangorayo waa danbi & khalkhalgalin amni
Laascaanood & Shacabka oo guryahooda dib ugu laabtay
Madaxweyne Farmaajo oo xaflad sagootin ah lagu sameyaay Boosaaso iyo xaflada oo socoto

Guddiga isku dhafka Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha ayaa diyaariyay Hoolka teendhada Afisyooni oo ay ka dhacayso 15 may doorashada madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyada federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulan ay uga hadlayaan xaaladda doorashada iyo diyaar garowgii ugu dambeeyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: