Madaxweyne Farmaajo oo xaflad sagootin ah lagu sameyaay Boosaaso iyo xaflada oo socoto

Madaxweyne Farmaajo oo xaflad sagootin ah lagu sameyaay Boosaaso iyo xaflada oo socoto

Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland waxaa kasocota caawa Xaflad balaaran taas oo ah mid lagu sagootinayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi farmaajo.

Xafladda waxaa ku sugan Madaxweynaha Puntland Prof Cabdiweli Maxamed Cali gaas ,Xildhibaano,Wasiiro,Aqoonyahano,Nabadoono,issimo,iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Puntland ,kuwaas oo camiray gudaha Madaxtooyadda Boosaaso.

Munaasabadan sagootinta ah ee Caawa socota ayaa la filayaa in Khudbado kala duwan kajeedinyaan Madaxda Dowladda Somaaliya oo ugu horeyo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com