Guddiga doorashada oo soo bandhigay goobta ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha

Guddiga doorashada oo soo bandhigay goobta ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha

Guddiga isku dhafka Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha ayaa diyaariyay Hoolka teendhada Afisyooni oo ay ka dhacayso 15 may doorashada madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyada federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulan ay uga hadlayaan xaaladda doorashada iyo diyaar garowgii ugu dambeeyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com