Faah faahinta Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho

HomeWararka

Faah faahinta Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, siddeed kalena waa ku dhawacmeen kaddib markii qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday gaadiid marayay agagaarka

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Safarka Taliye Kuxigeenka Booliska iyo Shabakad Al-Shabaab Bossaso oo la Burburiyey
Wasiirki hore hore waxbarashada Puntland oo maraynakna ku geeriyooday

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, siddeed kalena waa ku dhawacmeen kaddib markii qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday gaadiid marayay agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho.

Wararka horudhaca ah ayaa intaas ku daraya in dadka dhintay ay ku mid yihiin askar ka tirsan ciidamada dowladda.

Qaraxan ayaa kusoo beegmay xilli goor dhaweyd teendhada Afisyooni ay ka bilaabatay maalinta koowaad ee hadal-jeedinta musharaxiinta madaxweynaha oo ay ku tartamayaan 39 musharax.

Wixii kusoo kordha halkan halkan ayaad kala socon doontaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: