Maamulka Gobalka Bari iyo culumadda Bosaaso oo iclaamiyey Salaad Robdoon ah (Sawiro)

Maamulka Gobalka Bari iyo culumadda Bosaaso oo iclaamiyey Salaad Robdoon ah (Sawiro)

Maamulka gobolka Bari, Kan Taliska qaybta Iyo Culumo udiinka Bosaaso ayaa shaaciyay In 20/Bishan la qabanaayo Isu soo bax Roobdoon Islamarkaas Bulshada ka codsaday in la iskugu soo baxo Garoonka kubadda Cagta Bosaaso.

Maamulka Gobalka iyo Culumadda Gobalka Bari ayaa shacabka ka dalbaday inay kasoo qayb galaan salaada Roobdoonka ah ee 20 Bishan kadhacaysa Garoonka kubadda Cagta ee Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com