Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo shahaado qaadashadiisa

HomeWararkaQormooyinka Daljir

Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo shahaado qaadashadiisa

Waa siyaasi miisaanweyn loo tiriyo, wuxuu horay u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya, wuxuuna ka mid yahay mudanayaasha golah

Ha Yaabin, Argagixisadu waa Laan Siyaasadda Dibadda ee Dalalka Qaar!
Cabdiqaadir Siciid Qaal ayaa ku guulaystay duqa cusub ee Qardho
Cabdiwali Gooni: Galmudug Casharo kama Baran Weli Waayo-aragnimadii Hore
Waa siyaasi miisaanweyn loo tiriyo, wuxuu horay u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya, wuxuuna ka mid yahay mudanayaasha golaha shacabka ee laga soo doortay Galmudug, magaalada Dhuusamarreeb.
Siyaasadda wuxuu ka soogalay xagga Ahlusunna Waljamaaca, waxaa dhalay wadaadka caanka ah hoggaamiyaha sare ka ah culimada ahlusunna Waljamaaca ee gobollada dhexe ee SoomaaliyabMacallin Maxamuud Sh Xasan.
Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: