Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo shahaado qaadashadiisa

Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo shahaado qaadashadiisa

Waa siyaasi miisaanweyn loo tiriyo, wuxuu horay u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya, wuxuuna ka mid yahay mudanayaasha golaha shacabka ee laga soo doortay Galmudug, magaalada Dhuusamarreeb.
Siyaasadda wuxuu ka soogalay xagga Ahlusunna Waljamaaca, waxaa dhalay wadaadka caanka ah hoggaamiyaha sare ka ah culimada ahlusunna Waljamaaca ee gobollada dhexe ee SoomaaliyabMacallin Maxamuud Sh Xasan.
Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com