JARIIFKA AJNABI, BURBURINTA QARARKA KALLUUNKA & MAAMUL AAN MATALAAD LAHAYN (DAAWO)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

JARIIFKA AJNABI, BURBURINTA QARARKA KALLUUNKA & MAAMUL AAN MATALAAD LAHAYN (DAAWO)

KALLUUMAYSTE MURCANYO, WAAYIHII HORE, JARIIFKA MAANTA & MAAMUL AAN MATALAAD LAHAYN | Maxamed Ismaaciil Xasan waa 73 jir ku nool degmada Murcanyo e

Sidee ku Biloowday Khilaafka Xudduudda Badda ee Kenya iyo Soomaaliya?
Wacaal Daray: Mooshinkii laga keenay DP World oo fashilmay (dhegayso)
Midowga Afrika oo cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo

KALLUUMAYSTE MURCANYO, WAAYIHII HORE, JARIIFKA MAANTA & MAAMUL AAN MATALAAD LAHAYN | Maxamed Ismaaciil Xasan waa 73 jir ku nool degmada Murcanyo ee Gobolka Gardafu waxa uuna caariga xeebta ku kakabanayaa qalabkiisii kalluumaysiga | Maxamed waxa uu nolol-maalmeedkiisa iyo tan qoyskaba kaga tiirsanyahay shabagaan uu maalin kasta biyaha badda dhex dhigo, laakiin shabaagii waxaa jaritaan la dabajooga jariiflayaal ajnabi oo hubeysan oo badda oggolaansho dowlo iyo mid maamul ku jooga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: