ROOBLE OO CAAWA LA KULMEY MADAX HORE MAXA KAWADA HADLEEN?

HomeWararka

ROOBLE OO CAAWA LA KULMEY MADAX HORE MAXA KAWADA HADLEEN?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed iyo Ra’iis

Nairobi: Beelihii ku dagaalamay Towfiiq oo kulan nabadeed isugu yimi
Wacaal darey ah: Wariyayaasha Puntland oo loo diiday in ay tabiyaan munaasibada dhaarinta Wasiirada
Madaxweynaha Dowladda Somaaliya oo hambalyo ku aadan Ciidul fidriga u diray shacabka (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre oo ay ka wada hadleen hirgelinta heshiiskii uu maanta gaaray Golaha Wadatashiga Qaran ee dardar gelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka.

Kulankan caawa Ra’iisul Wasaaradaha layeeshey Madaxdan ayaa daba socda  shirkii wada tashiga qaran oo maanta Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyey, sidoo kale war-muriyeed dhowr qodob oo madaxdu isku afgarteen laga soo saarey.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: