Nairobi: Beelihii ku dagaalamay Towfiiq oo kulan nabadeed isugu yimi

Nairobi: Beelihii ku dagaalamay Towfiiq oo kulan nabadeed isugu yimi

Odayaal iyo waxgarad ka soo kala jeeda beelihii dhowaan shaqaaqadu ku dhexmartay deegaanada Towfiiq iyo Af-barwaaqo ee gobolka Mudug ayaa kulan ay magaalada Nairobi ku yeesheen ka soo saaray baaq nabadeed.

Labada dhinac ayaa eheladooda dalka jooga ugu baaqay inay isu yimaadaan sida ay iyaguba isugu yimaadeen nabadana wada qaataan.

Hoos ka akhriso magacyada odayaasha labada dhinac ee baaqa soo saaray:

Dhanka odayaasha beesha SURE (Dir)

1 UGAAS SAALAX CABDINUUR
2 UGAAS KHALIIF MACALIN XUSEEN
3 XAAJI BARE ABDI MATAAN
4 XAAJI BARE XAAJI MAHAD
5 SULDAAN MAXAMED MADOOBE
6 XUSEEN CABDI CALI JORDAN
7 CALI MAXAMED YUUSUF (C KAR)
8 KHALIIF MAXAMUD NUUR KH CAYLE
9 GEESOOD MAXAMUUD NUUR
10 C/NAASIR CALI WARDHEERE
11 AXMED MAXAMUUD CALI (C DHEERE)

Dhanka odayaasha beesha SACAD:

1 NABADOON MAXAMED XAASHI
2 CABDULAAHI SALAAD DHEERE
3 CABDIKARIN YASIIN SAHAL
4 C/SALAAN JEEGAXIIR
5 CABDI BIRE CIGAAL
6 C/RAXMAN CABDILLE SEED
7 KHALIIF CILMI GURUX
8 SALAAD GEELE BOOTAAN
9 CABDULAAHI MASAY

DHAMMAAD

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com