BAAQ NABADEEED OO LOO DIRAY BEELAHA KU DAGAALAMAYA DEEGAANKA SAAXMEEGAAG (daawo)

HomeWararka

BAAQ NABADEEED OO LOO DIRAY BEELAHA KU DAGAALAMAYA DEEGAANKA SAAXMEEGAAG (daawo)

Dagaal ayaa maanta markale ka qarxay deegaanka Saaxmeegaag oo ku yala inta u dhaxaysa gobolada Sool iyo Nugaal, Waxaan uu dagaalkan u dhaxeeyaa beelo

MUDUG: Shirka Nabadeynta Beelaha Galmudug & Puntland
Puntland oo markale beenisay hadal ka soo yeeray Somaliland
Musharrax Cali Xaaji Warsame iyo olalihiisa madaxtinimada Puntland iyo soodhaweyntii Goldogob (daawo)

Dagaal ayaa maanta markale ka qarxay deegaanka Saaxmeegaag oo ku yala inta u dhaxaysa gobolada Sool iyo Nugaal, Waxaan uu dagaalkan u dhaxeeyaa beelo walaalo ah oo halkaasi wada dagan.

Dowladda ayaa dhor jeer oo hore go’aano kasoo saaratay deegaanka la isku haysto, balse ma uusan dhaqan galin.

Shiikh Saciid Axmed Faarax oo kamid ah qareenada Puntland ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku diriraya deegaanka saaxmeygaag.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: