BAAQ NABADEEED OO LOO DIRAY BEELAHA KU DAGAALAMAYA DEEGAANKA SAAXMEEGAAG (daawo)

BAAQ NABADEEED OO LOO DIRAY BEELAHA KU DAGAALAMAYA DEEGAANKA SAAXMEEGAAG (daawo)

Dagaal ayaa maanta markale ka qarxay deegaanka Saaxmeegaag oo ku yala inta u dhaxaysa gobolada Sool iyo Nugaal, Waxaan uu dagaalkan u dhaxeeyaa beelo walaalo ah oo halkaasi wada dagan.

Dowladda ayaa dhor jeer oo hore go’aano kasoo saaratay deegaanka la isku haysto, balse ma uusan dhaqan galin.

Shiikh Saciid Axmed Faarax oo kamid ah qareenada Puntland ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku diriraya deegaanka saaxmeygaag.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com