Sheekh Shariif: “Madaxweyne Farmaajo waxaan leeyahay, carqalada ka daa doorashooyinka” (daawo)

Sheekh Shariif:  “Madaxweyne Farmaajo waxaan leeyahay, carqalada ka daa doorashooyinka” (daawo)

“Marxalada hadda la joogo waa mid xasaasi ah oo u baahan siyaasiyiinta, Shacabka Soomaaliyeed & dowladaha taageera Soomaaliya in aan awoodeena isugu geeyno dhameystirka doorashooyinka lana saxo khaladaadka kajira iyo mugdiga, taas waddo aan aheyna waxay horseedi kartaa burbur diyaarna uma aha Dadka Soomaaliya in markale dhiig daato ayuu yiri” Shariif Sheekh Axmed.

wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari ayaa Warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com