TPLF OO CIIDAMADA KU CELINAYA XUDUUDAHA GOBOLKA TIGREEGA

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

TPLF OO CIIDAMADA KU CELINAYA XUDUUDAHA GOBOLKA TIGREEGA

Hogaamiyaha TPLF Debresiyum ayaa dhammaan ciidamada gobolkq ugu baaqay inay dib ugu soo laabtaan gudaha deegaanka Tigray kana soo baxaan furimaha daga

KAARAAMARDHA! | Kaaraamardha waa goob ku suntan taariikh dheer| (Warbixin).
Damaca Itoobiya ee Dekadda Saylac?
MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA OO JIGJIGA LAGA XUSAY

Hogaamiyaha TPLF Debresiyum ayaa dhammaan ciidamada gobolkq ugu baaqay inay dib ugu soo laabtaan gudaha deegaanka Tigray kana soo baxaan furimaha dagaalka. Sidoo kale waxaa kaloo hogaamiyaha ayaa xusay in ay diyaar u yihiin wada hadal lagu xaliyo khilaafka dalka.

Baaqan ayaa imaanaya xilli ay Ciidamada Qaranka Itoobiya ay sii xoojiyeen hawlgalada loogu magacdaray soocelinta saraynta sharciga dalka Itoobiya

Hogaamiyaha TPLF Debresiyum ayaa waraaq u diray 53 waddan oo Qaramada Midoobay iyo kuwa Xuquuqda Aadanaha u dooda iskugu jira uguna baaqay in la sameeyo xabad-joojin degdega diyaarna u yihiin in wadahadal lagu dhammeeyo dagaalka.

Baaqaas ayaa waxaa kale oo uu ku xusay la joojiyo lana cunoqabateeyo hubka wax gumaada ee dawladda dhexe u adeegsanayso shacabka Tigray kuwaas oo ay kamidyihiin diyaaradaha Droneska.

Diiwaankq wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: