Jawiga Boosaaso oo maanta ka duwan maalmihii hore oo ay dadku baqdin dagaal qabeen

HomeWararka

Jawiga Boosaaso oo maanta ka duwan maalmihii hore oo ay dadku baqdin dagaal qabeen

Jawiga Bosaso ayaa maanta ka duwan maalmihii hore oo ay dadku baqdin dagaal qabeen. Goobihii waxbarashada ee shalay fasaxa la geliyay ayaa si caadi

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wakiilada Galmudug ee Doorashada Federaalka 20/21 (Akhriso)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti (Sawirro)
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdillahi Farmaajo

Jawiga Bosaso ayaa maanta ka duwan maalmihii hore oo ay dadku baqdin dagaal qabeen.

Goobihii waxbarashada ee shalay fasaxa la geliyay ayaa si caadi ah loo aaday maanta, sidoo kallena ganacsiga ayaa isaguna sidii hore kusocda, inkastoo bulshada ay iswaydiinayaan khilaafka dowladda iyo Agaasimaha PSF ee madaxwaynaha uu xilka kaqaaday.

Inkastoo aanay jirin heshiis laga gaaray khilaafka haddana ciidamada PSF ayaa ka baxay dhufaysyo ay horay u samaysteen xaafadaha saldhigooda ciidan u dhow.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: