Guddiga doorashooyinka Konfur Galbeed oo shaaciyay Shuruudaha laga rabo musharaxiinta

HomeWararka

Guddiga doorashooyinka Konfur Galbeed oo shaaciyay Shuruudaha laga rabo musharaxiinta

Guddiga doorashooyinka Koofur galbeed ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee ka imaanaya maamulkaas. Kuraasta ugu ho

DFS oo shaacisay in ay Karantiishay Afar qof ka yimid dalalka uu sameeyay Cudurka Coronovirus.
Madaxweyne Xaaf oo sheegay inaan Waxba kajirin Xil Ka Qaadista Lagu sameyeey (dhegayso)
Madaxweyne Deni oo madaxtooyada ku qaabilay Safiirada dalalka Sweden, UK, Germany, Qatar, Sudan, Masser, iyo Midawga Yurub

Guddiga doorashooyinka Koofur galbeed ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee ka imaanaya maamulkaas.

Kuraasta ugu horeysa ee laga soo saaray koonfur -Galbeed, Waxaa ugu horeeya.

Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal.

Gudoomiyihii hore ee Golaha shacabka Jawaari.

Gudoomiyihii hore ee Golaha shacabka Aadan Madoobe.

Xildhibaan Hani Mohamed Aadan iyo Idiris Dhokhtor.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: