Dowladda Soomaaliya iyo qaramada Midoobay oo walaac xooggan ka muujiyay abaaraha ka jira dalka

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya iyo qaramada Midoobay oo walaac xooggan ka muujiyay abaaraha ka jira dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha Samafalka Qaramada Midoobay ayaa ka deyriyay xaaladda abaaraha sii kordhaya ee ka jira guud ahaan Soomaal

DFS oo taageero u balan qaaday Qoysaska uu saameynta ku yeeshay Ayaxa.(daawo)
Senator Cabdiraxmaan Faroole oo eedeyn xoogan u jeediyeey Dowladda Federaalka (Daawo)
Kheyre oo kala shiray wasaaradaha Maaliyada iyo Gaashaandhiga sidii duulaan loogu qaadilahaa Al-shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha Samafalka Qaramada Midoobay ayaa ka deyriyay xaaladda abaaraha sii kordhaya ee ka jira guud ahaan Soomaaliya.

War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen labada dhinac ayay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin abaaraha sida xawliga ah uga sii daraya ee dalka ka jira.

Qiyaastii 2.3 Malyan ayaa wajahaya biya la’aan iyo cunta yari ba’an iyadoo ay gureen ceelashii iyo biyihii kaydka ahaa sida lagu sheegay war-saxaafadeedka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: