Axmed Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Axmed Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo golihiisa Wasiirada ayaa maanta Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Labada madaxweyne ayaa ka wada hadli doono arimaha doorashada ee dalka gaar ahaan mida Aqalka Hoose oo dhawaan la bilaabi doono.
Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com