Glaha Wakiilada Puntland oo maanta la hor geeyay Xeerka Qoondada Miisaaniyadda sannadka 2022 taas oo dhan $354,093,039, taas oo kana kooban dhakhliga soogala khasnadda Dawladda iyo dhakhli ka baxsan khasnadda Dawladda.
Dhigaal Cusub
Axmed Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay (Sawirro) Dhigaal Duug ah
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb
FAALLOOYIN & FALCELIN