Cabdiqeybdiid oo Mar kale Senator loo doortay

Cabdiqeybdiid oo Mar kale Senator loo doortay

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaana u codaysay 83 Xildhibaan.
Musharaxii la tartamayay oo markii hore la ogaa in uu yahay musharax aan rasmi aheyn ayaa tanaasulay.

Kursigan ayaa ahaa mid uu Madaxweynaha Galmudug u xiray Senator Cabdiqeybdiid oo ku fadhiyay Afartii Sano ee lasoo dhaafay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com