Xildhibaan Gobolka Sool ayaa ku biiray Ururka Mideeye (sawirro)

Xildhibaan Gobolka Sool ayaa ku biiray Ururka Mideeye (sawirro)

Qardho: Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Puntland, deegaan doorashadiisuna tahay gobolka Sool ayaa ku biiray Urur Siyaasadeedka Mideeye, Xildhibaanka ayaa caawa iskaga diiwaan galiyey xarunta Urur siyaasadeedka MIDEEYE ee magalaada Qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com