Xildhibaan Gobolka Sool ayaa ku biiray Ururka Mideeye (sawirro)

HomeWararka

Xildhibaan Gobolka Sool ayaa ku biiray Ururka Mideeye (sawirro)

Qardho: Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Puntland, deegaan doorashadiisuna tahay gobolka Sool ayaa ku biiray Urur Siyaasadeedka Mideeye, Xildhibaanka ayaa caawa iskaga diiwaan galiyey xarunta Urur siyaasadeedka MIDEEYE ee magalaada Qardho.

DUULLAANKA LAASCAANOOD MUUSE WAA KA SHALLAYN DOONAA
C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay Shirka Jabuuti
WARARKII UGU DAMBEEYEY CAAWA EE MUQDISHO

Qardho: Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Puntland, deegaan doorashadiisuna tahay gobolka Sool ayaa ku biiray Urur Siyaasadeedka Mideeye, Xildhibaanka ayaa caawa iskaga diiwaan galiyey xarunta Urur siyaasadeedka MIDEEYE ee magalaada Qardho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: