JOWHAR: Dhalinyaro loo xiray  funaanado ay xirnaayeen oo lagu buufiyay Hiiraan State

HomeWararka

JOWHAR: Dhalinyaro loo xiray funaanado ay xirnaayeen oo lagu buufiyay Hiiraan State

Wararka Nagasoo gaaraya magaalada Jowhar ayaa shegaya in Ciidamada Booliska aya xabsiga dhigeen Afar wiil oo kamid ah Dhalinyarada magaalada.

Madaxweynaha Maraykanka & ku xigeenkiisa oo la ansixiyeey
Wasiir Gallan: “Somaliland jawaab degdeg ah ayey kala kulmi doonaan duulaanka ay nagu soo qaadeen” (daawo)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wararka Nagasoo gaaraya magaalada Jowhar ayaa shegaya in Ciidamada Booliska aya xabsiga dhigeen Afar wiil oo kamid ah Dhalinyarada magaalada.

Waxaa lagu eedeeyay mid kamid ah dhalinyaradan in uu xirtay Funaanad ay ku qoran tahay Hiiraan State halka Saddexda kale la sheegay inay la ogaayeen.

Ehelada dadka la xiray ayaa shegay in dhalinyaradaas xalay ay ku hoydeen Saldhiga bartamaha ee Magaalada Jowhar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: