JOWHAR: Dhalinyaro loo xiray funaanado ay xirnaayeen oo lagu buufiyay Hiiraan State

JOWHAR: Dhalinyaro loo xiray  funaanado ay xirnaayeen oo lagu buufiyay Hiiraan State

Wararka Nagasoo gaaraya magaalada Jowhar ayaa shegaya in Ciidamada Booliska aya xabsiga dhigeen Afar wiil oo kamid ah Dhalinyarada magaalada.

Waxaa lagu eedeeyay mid kamid ah dhalinyaradan in uu xirtay Funaanad ay ku qoran tahay Hiiraan State halka Saddexda kale la sheegay inay la ogaayeen.

Ehelada dadka la xiray ayaa shegay in dhalinyaradaas xalay ay ku hoydeen Saldhiga bartamaha ee Magaalada Jowhar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com