Xildhibaano kamid ahaa Wafdigii Wasiir Jamaal oo Xingalool booqday  (Sawirro)

HomeWararka

Xildhibaano kamid ahaa Wafdigii Wasiir Jamaal oo Xingalool booqday (Sawirro)

Masuuliyiin ka mid ah waftigii uu hogaaminayey Wasiirka Qorshaynta,Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqalaha Dowladda Federalka Jamhuuriyada Soomaaliya Xildhibaan. Gamal Maxamed Xassan oo booqasho ku tagay Magaalada Xingalool ayaa kulamo la yeeshay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxayna bulshadu la wadageeen waftiga; baahiyaha mahiimka ee mudnanta u ah deegaanka, waxayna dalbadeen in dhakhso looga soo jawaabo. Sawirro.

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Faah faahin kasoo baxeysa dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo
Warka Duhurnimo iyo Xasan Jeylaani Cali Heykal (dhegayso)

Masuuliyiin ka mid ah waftigii uu hogaaminayey Wasiirka Qorshaynta,Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqalaha Dowladda Federalka Jamhuuriyada Soomaaliya Xildhibaan. Gamal Maxamed Xassan oo booqasho ku tagay Magaalada Xingalool ayaa kulamo la yeeshay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxayna bulshadu la wadageeen waftiga; baahiyaha mahiimka ee mudnanta u ah deegaanka, waxayna dalbadeen in dhakhso looga soo jawaabo.

Sawirro.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: