Site icon Radio Daljir

Xildhibaano kamid ahaa Wafdigii Wasiir Jamaal oo Xingalool booqday (Sawirro)

Masuuliyiin ka mid ah waftigii uu hogaaminayey Wasiirka Qorshaynta,Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqalaha Dowladda Federalka Jamhuuriyada Soomaaliya Xildhibaan. Gamal Maxamed Xassan oo booqasho ku tagay Magaalada Xingalool ayaa kulamo la yeeshay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxayna bulshadu la wadageeen waftiga; baahiyaha mahiimka ee mudnanta u ah deegaanka, waxayna dalbadeen in dhakhso looga soo jawaabo.

Sawirro.


Exit mobile version