Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 91aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 91aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.
Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Sababaha hor taagan in raggu ay caawiyaan haweenka haysta ganacsiyada yaryar.

Hadaba Taxanaha 91aad waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com