Maxkamadda ICJ oo shaacisay xilliga ay ku dhawaaqeyso natiijada dacwadda Badda

Maxkamadda ICJ oo shaacisay xilliga ay ku dhawaaqeyso natiijada dacwadda Badda

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeynayo waqtiga rasmiga ah oo go’aanka kama dambeysta ay ka soo saari doonaan kiiska dacwadda Badda ee u dhaxeeya Dowladaba Soomaaliya iyo Kenya.

Qoraal kasoo baxay Maxkamadda ayaa waxaa lagu sheegay in ay go’aan kama dambeysta ah ay ka gaari doonto dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya 12-ka October 2021-ka, 3:00-da galabnimo xilliga Hague.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0