Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeynayo waqtiga rasmiga ah oo go’aanka kama dambeysta ay ka soo saari doonaan kiiska dacwadda Badda ee u dhaxeeya Dowladaba Soomaaliya iyo Kenya.
Qoraal kasoo baxay Maxkamadda ayaa waxaa lagu sheegay in ay go’aan kama dambeysta ah ay ka gaari doonto dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya 12-ka October 2021-ka, 3:00-da galabnimo xilliga Hague.
Akhriso.
Dhigaal Cusub
« MAANHADAL: Sidee doorashooyinka horudhaca ah ee Puntland u noqon karaan kuwo hufan oo xalaal ah? (daawo)
« MAANHADAL: Sidee doorashooyinka horudhaca ah ee Puntland u noqon karaan kuwo hufan oo xalaal ah? (daawo)
Dhigaal Duug ah
DAGMADA XARFO EE GOBALKA MUDUG & kobac ganacsi oo ay samaysay (Sawirro) »
DAGMADA XARFO EE GOBALKA MUDUG & kobac ganacsi oo ay samaysay (Sawirro) »