MAANHADAL: Sidee doorashooyinka horudhaca ah ee Puntland u noqon karaan kuwo hufan oo xalaal ah? (daawo)

MAANHADAL: Sidee doorashooyinka horudhaca ah ee Puntland  u noqon karaan kuwo hufan oo xalaal ah?  (daawo)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadli doonaa, Sidee doorashooyinka horudhaca ah ee Puntland u noqon karaan kuwo hufan oo xalaal ah?

Barnaamijka MAANHADAL waxaa ka qaybgalaya masuuliyiin ka tirsan dowladda Puntland, ururka MIDEEYE iyo Dalladda Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSA.

Maxamuud cabdi Ibraahin ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com