KENYA: Sicirka shidaalka oo cirka isku shareeray

HomeWararka

KENYA: Sicirka shidaalka oo cirka isku shareeray

Qiimaha batroolka ayaa noqday kii ugu qaalisanaa ee abid ka dhaca Kenya, taasoo dhalisay walaac ka yimid macaamiishii, kadib ku dhawaaqistii qiimaha e

CIIDAMADA (PSF) OO FASHILIYAY QARAXYO AY SOO MALEEGEEN AL-SHABAAB IYO RAGII WATAY OO GACANTA LAGU DHIGAY (daawo)
BEESHA CAALAMKA “Hadii aan lagu heshiin doorashada maheli doontaan taageerada saaxiibada caalamka”
Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobalka Mudug oo isku day dil ka badbaaday (dhegayso)

Qiimaha batroolka ayaa noqday kii ugu qaalisanaa ee abid ka dhaca Kenya, taasoo dhalisay walaac ka yimid macaamiishii, kadib ku dhawaaqistii qiimaha ee hey’adda jaangoynta qiimaha Tamarta ee Kenya ee Epra.

Meelaha saameynta ugu ba’an uu ku yeeshay qiimaha sare-kacey ee shidaalka, ayaa waxaa kamid ah magaalada Wajeer, oo halkii liitar oo Baasiin ah uu haatan marayo ku dhawaad hal doolar iyo bar.

Qaar kamid ah dadka magaalada Wajeer oo la Hadley BBC-da, ayaa sheegay in sara kaca qiimaha shidaalka uu ugga sii darayo, nolosha oo markoodii horaba ay dadku la daalaa dhacayeen.

Dadka ka faalooda dhaqaalaha, ayaa u aaneynaya sare u kaca sicirka shidaalka canshuurta dowladda, ee xad dhaafka ah, taasoo lagu soo rogey shidaalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: