Shiinaha Oo $ 31 Milyan Ugu Deeqay Afghanistan

HomeWararka

Shiinaha Oo $ 31 Milyan Ugu Deeqay Afghanistan

Shiinaha ayaa ku dhawaaqay 31 milyan oo dollar oo gargaar ah oo uu siinayo Afghanistan, taas oo u muuqata mid ka mid ah ballanqaadyadii ugu horreeya

Abwaan Cabdi Maxamed Axmed (Qabatalow) oo Daljir uwaramay ayaa gabaya ka tiriyay Ardaydii ay DFS u diiday shahaada (daawo)
Dabley hubaysan oo xalay rasaas ku furay dad ku caweynayeey makhaayad ku taala Mareergur
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE

Shiinaha ayaa ku dhawaaqay 31 milyan oo dollar oo gargaar ah oo uu siinayo Afghanistan, taas oo u muuqata mid ka mid ah ballanqaadyadii ugu horreeyay ee shisheeye ee gaara waddanka ay ka taliso Taalibaan.

Gargaarka Shiinaha ee Afghanistan waxaa ku jiri doona cunto, sahayda cimilada qaboobaha iyo tallaallada COVID-19.

“Shiinuhu wuxuu go’aansaday inuu si degdeg ah u siiyo $ 30.96 milyan oo u dhiganta (200 milyan oo lacagta shiinaha ee yuan), iyadoo loo eegayo baahida dadka Afghanistan,” ayaa laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Xinhua.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: