GALDOGOB: Puntland & DDS oo Heshiis kala saxiixday

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

GALDOGOB: Puntland & DDS oo Heshiis kala saxiixday

Heshiiskaan ayaa waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka Amniga ee labada maamul iyo wada shaqeynta laamaha Amniga. Heshiiskan ayaa ka dhacay degmada Gal

WARAYSI: Wararkii ugu dambeyeey ee dagaalka Degmadda Wardheer ee Gobalka Doollo
Guddiga Fulinta XDS ee Dowlad Deegaanka (DDS) oo ansixiyey ku biirista Xisbiga EPP ee Abiy Axmed
Godeygacalo DDS: Biyo macaan, farqiga shalay & maanta (Sawiiro)

Heshiiskaan ayaa waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka Amniga ee labada maamul iyo wada shaqeynta laamaha Amniga.

Heshiiskan ayaa ka dhacay degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Waxaa ka mid ah sidookale heshiiskan sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen ka hortagga sicir bararka iyo canshuuraha laga qaado bar xuduudeedkaa, iyo ka hortagga deegaameyn cusub oo halkaasi laga sameeyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: