FALANQEYN: Xildhibaan noocee ah ayaa loo baahan yahay inuu galo baarlamanka? (daawo)

FALANQEYN: Xildhibaan noocee ah ayaa loo baahan yahay inuu galo baarlamanka? (daawo)

Talooyinka aqoonyahanka Puntlamd ee ku aadan Ergada sooxulaysa Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka hoose,Maxay tahay mas’uuliyada saaray Ergeyga si uu usoo xulaan xildhibaan xul ah oo leh matalaada dhab ah? | Sideese Ergadu uga fogaan karaan inay qaataan laaluush? Arimahaas oo idil waxaa nala falanqeynaya Farxaan Cabdirashiid Sugulle oo kamid ah Aqoonyahanka Puntland una dhuunduleela arimaha siyaasada Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com