Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo xariga ka jaray waddo muhiim ah oo dayactir lagu sameeyay (Daawo)

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo xariga ka jaray waddo muhiim ah oo dayactir lagu sameeyay (Daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha lagu sameeyay wadada Laamiga ee hormarta Warshada Caanaha ee Degmada Hodan.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa faahfaahinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com