Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay saraakiisha ciidamada AMISOM ee Sector 2

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay saraakiisha ciidamada AMISOM ee Sector 2

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu la socday Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay ta

Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)
Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta Wax ka beddelka Dastuurka
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu la socday Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay taliyeyaasha sare ee ciidamada Amisom qeybta 2-aad ee ka howlgala deegaannada dowlad goboleedka Jubbaland.

Ra’isul wasaaraha ayaa kala hadlay saraakiishaasi arrimaha amniga doorashada iyo iskaashiga ay la leeyihiin ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Ra’isul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha Jubbaland gaar ahaan howl-galada ka dhanka Al shabaab ee ka socdo deegaannada Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: