Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 79aad daawo)

HomeWararka

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 79aad daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Taxanaha 79aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna Haweenka iyo sida ay dhigaal usamaysan karaan, waxaana soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed Maxamed.

RW Hamza Abdi Barre, oo maanta xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya (Daawo)
Odayaal Badhan ka tagay oo Ceerigaabo gaaray si loo kala qaado Ciidamada PL & Somaliland (Daawo)
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Booqasho Ramsmi ah ugu Ambabaxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Baxay

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Taxanaha 79aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna Haweenka iyo sida ay dhigaal usamaysan karaan, waxaana soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0