Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ciidamada Booliska u xil saaray amniga Doorashada dalka

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ciidamada Booliska u xil saaray amniga Doorashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay Qorshaha Amniga Doorashada, iyadoo ay sugi doonaan amniga ciidamada Booliska. Guud ahaan amniga doorashada ayaa waxaa maamuli doona Taliyeyaasha Booliska Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska AMISOM, waxaana dhammaantood ay hoos imanayaan ku Ra’iisul Wasaaraha.

Iiraan oo ka digtay xasilooni darada ka taagan khaliijka (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Garoowe
Guddoomiyaha Gobolka Mudug: “Xaaji Cariish waa Dhaawac Wax Kalena lagama Sheegi Karo”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay Qorshaha Amniga Doorashada, iyadoo ay sugi doonaan amniga ciidamada Booliska.

Guud ahaan amniga doorashada ayaa waxaa maamuli doona Taliyeyaasha Booliska Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska AMISOM, waxaana dhammaantood ay hoos imanayaan ku Ra’iisul Wasaaraha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: