Iiraan oo ka digtay xasilooni darada ka taagan khaliijka (dhegayso)

HomeWararka

Iiraan oo ka digtay xasilooni darada ka taagan khaliijka (dhegayso)

Wasiirka arimaha dibada ee dalka Iiraan Maxamed Jafaad Shariif ayaa ka hadlay sida xal loogu heli karo amni darada ka jira dalalka khaliijka. waxa uu sheegay in wadan walba ay mas’uuliyad ka saarantahay sidii amniga looga wada shaqan lahaa. Dhegayso.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidanka lagu tababaro Eritrea
Dowladdaha Somaaliya iyo Marooco oo Heshiis Kala Saxiixday (dhagayso/Sawiro)
Maqaal: Canshuurta Yaa ku gar leh

Wasiirka arimaha dibada ee dalka Iiraan Maxamed Jafaad Shariif ayaa ka hadlay sida xal loogu heli karo amni darada ka jira dalalka khaliijka.

waxa uu sheegay in wadan walba ay mas’uuliyad ka saarantahay sidii amniga looga wada shaqan lahaa.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: