Madaxweyne Deni oo caawa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Ganacsatada Puntland (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo caawa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Ganacsatada Puntland (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa

Madaxweyne Qoorqoor oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Madaxweyne Gaas oo Buurta ku soo guryonoqday (Xafiiska Warfaafinta)
Nabadoon Iyo Imaam Masjid oo lagu Diley Afgooye

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ganacsatada Puntland.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiil Madaxtooyo, ayaa daba socda Shirar Ganacsatada iyo Dowladda xalay iyo maanta uga socday Garoowe, waxaana uu ujeedkiisu yahay xoojinta wadashaqeynta Dowladda iyo Ganacsatada si wadajir looga shaqeeyo horumarka Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: