Madaxweynaha Koonfur galbeed oo muqdisho tagay

HomeWararka

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo muqdisho tagay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa si weyn loogu so dhoweyey M

Dhoobleey Jubbada Hoose, baqtiga xoolaha oo daadsan & Reerguuraagii oo magaalada soo galay (SAWIRRO)
Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka oo la kulmay Madaxda Puntland
Madaxweynaha Galmudug & khayre oo Muqdisho kulan ku yeeshay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa si weyn loogu so dhoweyey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Madaxweyne Laftagareen ayaa qeyb ka noqon doono dadaallada ka socda Muqdisho ee ku aadan in doorashada xilligeeda ku dhacdo laga hirgaliyo dalka lana dedejiyo guddiyada cusub ee kuwii horay loo eedeeyay lagu badalay.

Xildhibaano tirsan Golaha Shacabka ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka Aaden Cadde ee Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa xalay ku dhawaaqay in uu soo badalay xubnihii lagu eedeeyay in ay yihiin NISA iyo shaqaalle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: