Dhoobleey Jubbada Hoose, baqtiga xoolaha oo daadsan & Reerguuraagii oo magaalada soo galay (SAWIRRO)

HomeWararka

Dhoobleey Jubbada Hoose, baqtiga xoolaha oo daadsan & Reerguuraagii oo magaalada soo galay (SAWIRRO)

Dhoobleey Jubbada Hoose, baqtiga xoolaha oo daadsan & Reerguuraagii oo magaalada soo galay

Shirka Wasiirada maaliyada dowlad gobaleedyada oo Wartmurtiyeed laga soo saaray
WARKA FIIDNIMO | XUSEEN MADAR | DALJIR GAALKACYO
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Dhoobleey Jubbada Hoose, baqtiga xoolaha oo daadsan & Reerguuraagii oo magaalada soo galay

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abdi Dahir Mohamed 2 years ago

    Haya’dda Qatar Charity oo Gargaar gaarsiisay dadak ay abaaruhu saameeyeen ee ku sugan magalooyinka Dhoobleey iyo Ceel Barde.
    Haya’dda Qatar Charity ayaa raashin u qaybisay dadak ay abaaruhu saameeyeen ee ku soo barakacay Magaalooyinka Dhoobleey oo ka tirasan Gobolka Jubada Hoose ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Iyo Mgaalada Ceel-Barde ee Gobolka Bakool ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeeda Soomaaliya.
    Mashruucan raashin qaybinta ayaa waxaa ka faaiidaysata inkabadan 9,240 Qof oo ka tirsan qoysaska ay sida daran u saamaysay abaarta ka dhalatay dibu dhac ku yimid xili roobeedkii, taas oo keentay in xoolihii ay waayaan daaqsintii uuna hoos u dhaco wax soo saarkii beerha.
    Wakiilka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubalaaand ee Magaalada Dhoobleey Cabdimaalik Badal Maxamed ayaa uga mahad celiyay deeqbixiyayaasha ree Qatar gargaarnka ay soo gaadhsiiyeen dadka ku soo barakacy Magaalada Dhoobleey.
    Gudoomiyaha Degmada Dhoobleey, Siyaad Maxamed Xasan ayaa tilmaamay sida ay uga faraxsanyihiin gargaarkan oo ku soo beegmay xili ay barakacayasha ku sugan Degmada Dhoobleey ay wajahayaan xalada nololeed oo aad u adag, ka dib markii ay abaarta ku waayeen dhamaan xoolihii ay haysteen.
    Gudoomiye Siyaad ayaa uga mahad celiyay Shacabka reer Qatar iyo Haya’dda Qatar Charity garab istaag ay garab istaaganyihiin walaalahuda soomaaliyeed.
    Faduma Nuur Abiikar oo ka tirsan Dadak ku soo barakacay Magaalada Dhoobeey ayaa iyadan ka mahad celisay deeqada raashinka ah ee la soo gaadhsiiyay, iyada oo tilmaantay in mudo labo maalin ah aysan ilmaheedo waxab cunin arrintaana ay murugu igu haysay, hades waxaa nala siiyay raashin nagu filin mudo bil ah.
    Haya’dda Qatar Charity ayaa sidan oo kale horay uga qaybisa raashin ay kaa faaiidaysteen 7,800 Qof, magaalooyika Kismaayo iyo Garba-haareey ee Dowalda Goboleedka Jubaland.
    https://drive.google.com/drive/folders/1-eopSYLng8FqzqOhkFEbUrPS4fdC3TzH?usp=sharing

DISQUS: