Rooble oo magacaabay Agaasime Guud ( War-Saxaafadeed)

HomeWararka

Rooble oo magacaabay Agaasime Guud ( War-Saxaafadeed)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow. War-Saxaafadeed kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in Magacaabistan ay tahay id kumeel gaar ah.

Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Turubitaaryada iyo Dhismaha Cusub ee Hospitalka Guud ee Magaalada Qardho
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in Magacaabistan ay tahay id kumeel gaar ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: