Madaxweyne Deni oo Qardho ku wajahan

Madaxweyne Deni oo Qardho ku wajahan

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo shlay soogaaray magaalada Garowe ayaa maanta u ambabaxaya magaalda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Madaxweynaha ayaa Tababar usoo xiri doono cutubyo katirsan ciidamadii Tababarka ku qaadanayay xerada Xorgoble.

Wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa kaga sii hor maray madaxweynaha degmada Qardho waxaana socota qaban qaabada soo dhawaynta madaxweyaha.

Faahfaahinta warkan Daljir kala soco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com