Madaxweynaha Galmudug oo magacabay gudiga baaraya dil Gaalkacyo lagu geeystay sheekh Caan ah

Madaxweynaha Galmudug oo magacabay gudiga baaraya dil Gaalkacyo lagu geeystay sheekh Caan ah

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddi xaqiiqo raadin iyo baaris ku sameeya falkii afduubka iyo dilka loogu geystay Allaha u naxariiste Sh. Cali Axmed Faarax (Sh. Cali Dheere) oo ka tirsanaa culumada Soomaaliyeed iyo dadka ka shaqeeya samafalka oo ka howlgali jiray gobolka Mudug.

Madaxweynuhu wuxuu magacaabay guddiga hoos ku xusanyihiin:-

Avv Muumin Xuseen Cabdulaahi (Guddoomiye)
Avv Cabdixakiin Maxamed Xirse (Guddoomiye kuxigeen)
3.Saciid Maxamuud Jimcaale (Xogheyn)

G/Dhexe Maxamuud Axmed Maxamed (Cawil) (Xubin)
X/LE Ciise Axmed Cali (Xubin)
Cabdi Jaamac Cabdulle (Xubin)
C/risaq Khaliif Aaden (Xubin)
Magacaabista guddigaan ayaa dhaqangaleysa marka uu saxiixo madaxweynuhu waana uu saxiixay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com